Home Uncategorized garoowe oo lagu kalabaxay

garoowe oo lagu kalabaxay

44
0

magaalada garowe ayaa haaawanasa maalmahan waxana dib uga laabtay kooxihii uyimid arrimaha doorashada kale duwanaa ,kooxan aya isugujiray kuwa ka ganacsada siyaasada iyo kuwa laaluusha.

lacago badan ayaa la qarashgareeyey kuwa oo qaarbadan lagukala qaatay waxan guushii raaxday kooxdii aaraan jaan ee mulkiyaadda farowe sheeganjirtay

garowe aya waxa kabilaabatay qorshe lagu qorayo golaha wasiirada kuwaso ubadan rag ay sooxulayaan dad kale duwan

dadkasa ubadan dad xul ah xalna shaqo kulahayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here